Daawo:Xildhibaan Magan oo Digniin udiray Shiiq shariif iyo Xasan Shiiq

Xildhibaan Maxamuud Cali Magan oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee laga soo doorto Degaanada Jubbaland ayaa waxuu sheegay “Niman Madaxweynayaal ahaa shalay hadana xil ka raba shacabka soomaliyeed in ay yiraahdaan Axmed Madoowe ayaa la dabaal dagaynaa waa waxaan la qabali karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.