Daawo:Musharaxiinta jubbaland ma aqabalayno Shiiq Shariix iyo Xasan Shiiq inay basin ku shubaan jubbaland

Qaar kamida Isbadal doonka Jubbaland oo ay kamid yihiin Mudane C/Naasir Seerar Maax Hon.Cabdirashiid Xidig
Mudane Aaden Afey
Mudane Sheikh Daahir iyo
Mudane C/Raxmaan Jibriil.
Ayaa shir Jaraaid oo ay qabteen Magalaada Kismaayo waxay si adag uga hadleen fowdada ay wadaan madaxwaynayaashii hore Shiiq Shariif iyo Xasan Shekh Maxamuud oo doonayay inay yimaadaan Kismayo balse sheegay in loodiiday imatinkooda Kismayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.