Akkriso:Caleemo saarkii Axmed Madoobe oo dib loo dhigay kadib markii cid timaada lawaayey

Caleemo saarkii Axmed Madoobe ayaa Dib looga dhigay Xiligii Loo balamaykadib markii lawaayey cid timaada.

Xafladan ayaa la filayay in la Qabto 26ka Bishan oo Beri Khamiis ah ku beegan Lamana Oga XIliga loo Balamay in la Qaban doono.

Dowlada Soomaliya ayaa kuxirtay Diyaaradaha Kismaayo aadaya inay isdiwaan galiyaan 24 saac kahor.

dib udhacaan caleemo saarkii Axmed madoobe ayaa waxuu fashil ku yahay Hogaamiyaha Isdoortay ee Axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.