Daawo:Deni oo 20 sano oo heshiisa kulay Shirkad Imaarad ah Airportka Magaalada Boosaaso

deni

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni Oo Ka Qaybgalay Hishiis ay Boosaaso Ku Wada Gaareen Wasiirka Duulista Hawada Iyo Garoomada Puntland Iyo Shirkad Laga Leeyahay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta Kaas Oo Ku Saabsan Hormarinta Garoonka Diyaaraha Boosaaso .

Heshiiskaan ayaa waxuu dhigayaa inay shirkadaan Casriyeyso Garoonka Diyaaradaha Boosaaso kaas oo lawaynaynayo Runwayga iyo Terminalka badelkeedana shirkaad ayaa maamulaysa garoonka diyaaradaha Boosaaso 20 Sano.

Heshiiskaan ayaan la waxu uu ka badalan yahay kii Dekada boosaaso oo wax ka hirgalay uusan jirin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.