Daawo:Maamulka Axmed madoobe oo ay soo kartay Xayirada Diyaaradaha

Hogaamiyaha isku isdoortay ee Axmed Madoobe ayaa wax badan waxuu sameeyey inuu wasiiro dowlada federaalka ah ka tirsan u diiday inay yimaadaan Kismaayo qaarna Airporka ka ceshay taas oo Fowdo ahayd.

Xayiraadii u dambaysay ee Madaxda dowlada lasaaro waxay ahayd markii Axmed Madoobe is dooranayey taas oo diyaradaha Kismaayo imaanayey sadex bari la joojiyey.

Dowlada Soomaaliya ayaa cunaqabatayn xaga Hawada ah saartay diyaaradaha tagaya Kismaayo si aysan ugu soo dhuuman sirdoonka Kenya oo horay si dhuumasho u tagay Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.