Daawo:Agaasimihii Idaacada Daljir oo ka hadlay sharci darada ku kacayaan Maamulka Deni

deni

Agaasimaha guud ee Idaacada Radio Daljir mudane Ahmed Shiiq Maxamed Tallman oo shir Jaraa’id ku qabtay magalada Garoowe ayaa cambaareeyey falalka lidka ku ah sharciga ee ay ku socdaan Hay’adaha amaanka qaarkood Puntland iyo cagajuglaynta uu maamulka Deni kuhayaan Idaacada Daljir.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.