Daawo:Dowlada Soomaliya oo Xayiradii Diyaradaha ka qaaday Kismaayo

aada isaq

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u fasaxday duulimaadyada rayidka ee Kismaayo iyo Muqdisho kaddib codsi uga yimid shacabka Wasiir ku xigeenka warfaafinta Aadan Isaaq ayaa ka hadlay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.