Daawo:Mayerka Hargaysa Bisada Hargeysa Ayaa Ka Nasiib Wanaagsan Qofka Muqdisho Jooga

Maaayirka Magaalada Hargaysa oo ku fashilamy horumarka Magaalada Hargaysa ayaa waxuu aflagaado u gaystay Shacabka Soomaliyeed gaar Magaalo madaxda Soomaliya asagoo sheegay “Bisadaha Hargaysa inay inay ka nasiib badan yihiin Qofka Muqdisho ku Nool”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.