Akhriso:Dowlada Soomaliya oo ka hadashay Sii dayntii Ciise Tarabuun

War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ku simaha wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ahna wasiirka ku xigeenka wasaarada ayaa lagu sheegay in Cabdiwaxiid Khaliif Axmed oo ku magacdheer (Ciise Tarabuun) lasii daayay markii uu xukunkiisa dhameystay “sida uu sharcigu qabo”.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.