Saldhig Ciidan oo Marayanka ku lahaayeen Soomaaliya oo la weeraray

Wararka naga soo gaaraya Balidoogle ayaa waxay sheegayaan in weerar lagu qaaday saldhigga ciidammada militariga Mareykanka ay ku leeyihiin deegaanka Balidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Wararka waxay sheegayaan kooxda Argagixisada Shabaab inay baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lala eegtay saldhiggaas.

Qaraxyo xooggan iyo rasaas ayaa laga maqlay garoonka diyaaradaha ee Balidoogle.

Balidogle waxaa ku sugan ciidammo Mareykan ah oo tabbabar siiyo ciidammada Soomaaliya ee ku sugan halkaas.

Wararkeena dambe kala socda warar dhwerad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.