Madaxwaynaha Kumeel gaarka Galmudug oo sheegay inuu masuuliyadiisi dib ula soo laabtay

Madaxweynaha ku meel gaarka.ah Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shaaciyay inuu dib ula soo laabtay Mas’uuliyadiisa Galmudug kadib markii dhawaaan uu u wakiishay Wasaaradda Arrimaha gudaha Federaalka Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu sheegay Wasaaradda Arrimaha Gudaha inay dib u hishiisiinta Galmudug aysan u marin wadadii loo baahna in loo qabto dib u hishiisiin saxda ah.

Sidoo kale Xaaf ayaa xusay inuu si degdeg ah u soo magacaabi doono Guddiyo loo dhan yahay oo ka shaqeya Arrimaha dib u heshiisiinta,Doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.