Daawo:Xaaf oo Ka hadlay Shirka Madasha iskaashiga Soomaaliya

xafsade

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Khudbad ka jeediyay Shirka Iskaashiga Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in Shirka ay ka maqan yihiin Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland balse aan keenayno shirarka soo socda.

Madaxweyne Xaaf ayaa sheegay inuu rajo wanaagsan ka qabo in wadashaqeyn dhexmarto dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul Goboleedyada dalka oo ku jirto Somaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.