Kenya ayaa waxaa kusoo badanaya Dilka iyo Boobka waxaana sii xumqanaya Amniga Magaalada Nairobi.
Qaar kamida ganacsatada Soomaliywed ayaa waxaa dhac iyo dil loogu gaystaa Xaafada Islii dhacii ugu dambeeyey waxaa ganacsade Soomaliyeed laga dhacay lacag dhan 60 Kun oo Doolar kadib markii Hoteelkii uu daganaaa niman Tuugo ah usoo galeen.
Leave a Reply