Daawo:Caabudwaaq Senator Cabdi Axmed Dhuxulow iyo wafti uu hogaaminaayo oo Gaaray Degmadaas

Waftigaan oo uu hogaaminayo Sanetor Cabdi Axmed Dhuxulow waxaa ku weheliya socdaalkan Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed, iyo Taliyayaasha kala duwan ee ciidamada sida ee iyo Taliyaha Ciidanka Nabadsugidda qaybtooda qalabka sida ee Galmudug Col. Cabdiraxmaan Axmed Caraale, Taliyaha Ciidanka DANAB ee Qaybta 21aad Gaashaanle Muqtraar Cabdi Aadan, iyo Gen, Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi (Qooje), Taliyaha Ciidanka Guutada 15aad ee Qaybta 21aad Gen, Mascuud Maxamed Warsame, Mascuud Maxamad Saraakiil, iyo Maamulada magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.