Daawo:Siyaaradii sheekh yusuf Sheekh Ibraahim oo lagu soo gaba gabagabeyay Degaanka Huurshe

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo Hogaamiyaha Guud ee Ahlusuna Waljamaaca Macalin Maxamuud Shiikh Xasan, Xildhibaano Katirsan Labada Aqal ee Dowlada dhexe Wasiiro Xildhibaano katirsan Galmudug Iyo Culimo ayaa ka qayb galay Siyaaradii Caalimkii weynaa Shiikh Yuusuf Shiikh Ibraahim.

Sanadkasta Xiligaan oo kale waxaa Deegaanka Huurshe loo tagaa Siyaarada Shiikh Yuusuf Shiikh Ibraahim halkaas oo dadwayne tiro badan isugu yimidaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.