Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka ka duulay Garoonka Diyaaradaha ee Gen, Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe.
Madaxweynaha ayaa ka qayb galaya Caleemo Saarka Madaxweynaha is doortay ee Jubbaland Axmed Islaam ( Axmed Madoobe).
Dowlada Soomaaliya ayaa xatiraadii ka qaaday diyaaradaha maanta u dhoofaya Kismaayo.
Leave a Reply