Daawo:Barlamaanka Puntland oo ka horyimid Caleemo saarkii Axmed Madoobe iyo safarkii Deni

deni

Xildhibaanada Barlamaanka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Barlamaanka Puntland ee Magaalada Garoowe ayaa waxay ka horyimaadeen safarkii Madaxwayanaha Puntland saciid Cabdulaahi Deni ku tagay Magaalada Kismaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.