Daawo:Ciidamo Badan oo kasoo goostay Soomaliland oo isu soo Dhiibay Puntland

Maamulka gobolka Sanaag, kan degmada Badhan iyo saraakiisha ciidamada difaaca Puntland ayaa magaaladda Ceelbuh ee gobolka Sanaag ku soodhaweeyay guutadii 93-aad ee ciidamada maamulka Soomaaliland kuwaasi oo ku soo biiray ciidamada Puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.