Maxkamadda Caddaaladda adduunka ee ICJ ayaa dacwaddii badda Soomaaliya go’aamisay in la qaadi doono 8 -12-ka June ee 2020.
Ku-Simaha Ra’iisulwasaaraha ahna Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa sheegay in dowladdu oggoshahay go’aanka maxkamadda oo noqon doona mid kama dambeys ah.
Leave a Reply