Akhriso:Deni oo Xayiraad saaray Beelaha Warsangali, Dhulbahante iyo leelkase

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waxuu ku amray wasaarada Arrimaha Gudaha Puntland inay Xirto xafiisyada ay Xildhibaanada ka tirsan Dowlada federaalka Soomaliya ay ka furteen deegaanada laga Soo doorto.

Amarkaan Madaxwayanaha Puntland soo saaray ayaa waxuu saameynayaa Xildhibaano kasoo jeeda beelaha kala ah Leelkase, Warsangali iyo Dhulbahante kuwaas oo deegaanadooda ka furtay Xafiis ay ugu adeegaan Bulshada soo doortay.

Bulshada Puntland ayaa waxay ku tilmaameem Amarkaan kasoo baxay Wasaarada Arrimaha gudaha Puntland inay tahay waxaan shaci loo marin kana hor imaanaysa nidaamka Dowliga iyo dhaqanka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.