Daawo:Puntland oo ku dhawaaqday Xildhibaan Jamaal inuusan Xafiis ka furan Karin Dhahar

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dimuquraadiyeynta Puntland Maxamed Musadaq Maxamed ayaa ka hadlay warqad ay soo saartay wasaaraddu oo lagu joojiyay furashada xafiisyada
siyaasadeysan ee aan Dowladda ogolaanshaha looga haysan.

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland ayaa wauu kaloo sheegay inaan Puntland aqbalayn Xafiiska Wasiirka Qorshaynta Soomaaliya Jamaal Maxamed ahna Xildhibaan ka tirsan Dowlada federaalka ah oo laga soo doortay Dhahar inuusan furi Karin Xafiis.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.