Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Sochi ee dalka Ruushka halkaas oo maalinta barri ah uu ka furmayo Madasha Dhaqaalaha Ruushka iyo Afrika.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply