Sawiro:Guddiga Doorashada Galmudug Oo Gaaray Dhuusamareeb

Guddiga Doorashada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo dhawaan ay Magacaawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug.

Gudiga doorashada Galmudug waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo Dhuusamareeb ku suganaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.