Xisbiyada mucaaradka iyio shacabka Magaalada Hargaysa ayaa cabsho wayn ka muujiyey qoysas danyara oo Madaxwaynaha Somaliland hantidoodii si Xooga ku qaatay waxuuna Xabsiga dhigay Hooyo afar caruura leh waxaana goobtii gurigooda laga dumiyey jooga ilmihii oo aan hooyo lahayn.
Leave a Reply