Daawo: Guddiga farsamada dhismaha Galmudug oo sheegay in ay dhisayaan Galmudug loo dhanyahay.

Guddiga farsamada dhismaha Galmudug oo Magaalada Dhuusamareeb loogu sameeyay munaasabad soo dhoweyn ah ayaa ballan qaaday in ay si caddaalad ah ugu shaqeynayaan Bulshada degaannada Galmudug si loo helo maamul loo dhanyahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.