Daawo:Taliyaha ciidanka badda Soomaaliya ayaa biiniyay in dooni ciidanku leeyahay ay degtay

Taliyaha ciidanka badda iyo difaaca xeebaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Admiraal guuto Cabaas Amiin Cali ayaa biiniyay in dooni ciidanku leeyahay ay degtay oo askar ay ku dhimatay.

hadalkaan Taliyaha ayaa yimid kadib markii lasheegay dooni ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan dowlada soomaliya inay ku dagtay Magaalo Xeebeedka Soomaliyeed ee Hobyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.