Xildhibaanada Puntland oo kulan ku yeeshay Magaalada Garoowe kadib markuu soo dhamaaday Furitaankii Barlamaanka Puntland ayaa waxay sheegeen inay Madaxwayne Deni sharciga la tiigsanayaan kadib markii uu iskaga baxay Xarunta golaha Barlamaanka Puntland asaga oo aan la fasixin.
Leave a Reply