Daawo:Waxgaradka Dhusamareeb oo ka horyimid Damaca Shiiq shaakir iyo Macalin Maxamuud

shaakir

Wax Garad iyo Qaybo Bulshada ka mid ah oo xalay ka Qayb Galey kulan lagu diidanaa Rabitaanka iyo Damaca Ahlusunna ayaa sheegay Masiirka Dadka Deegaankan uma ogolaan Doonno In Markale Lagu Dul Gorgortamo oo la Hor Istaago Nidaamka Dowligaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.