Shir looga hadlaayo arimaha Fataahada Wabiyada ayaa Muqdisho ka furmay

Shir ku saabsan madasha Arimaha bini’aadanimo ee dalka isla markaana  ay soo qaban qaabisay wasaaradda gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Xfs,ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.

Shirkaan oo ay ka qeybgaleen guddiga gurmadka qaranka ,deeq bixiyaasha, ururada caalamiga ah ee ka shaqeeya arimaha gargaarka , ururada bulshada, waxaana looga hadlayaa sidii looga jawabi lahaa fatahaada wabiyadda shabeelle iyo jubba iyo sidii gargaar loo gaarsiin lahaa dadka ku barakacay deegaanadaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.