Guddoomiyaha golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Jamhuuriyadda Turkiga ugu hambalyeeyay maalinta madaxbanaanida dalkaas ka dib munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho oo kasoo qayb galeen Masuiyiin Badan oo ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaliyeed.
Leave a Reply