Akhriso:Fursad Shaqo oo ka banana Xarunta Agoonta ee Taakulo

agoon

Xarunta Agoonta Taakulo ee Degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka banaaan fursad Shaqo oo Macalino ah.

Xarunta Agoonta Taakulo waaa xarun wayn oo Arday Agoona wax kabarato waxaa ka banana Fursad Macalinimo Sharuudaha Macalinka laga rabo waa kuwa hoos ku qoran.

1 Comment

  1. waxan diyar u ahay in,an ka shaqeyo xaruntas agoonta ah ana u istago si an ugu so bixi laha boska ligu talagalay ee macalinimo wana ku hami weynahay in,an helo shaqadas herkega wax barasho waa ila iyo heer jamacadeyd namber 0612131705 waxan rajeyna in,ad aqbali dontan codsigega shaqo mahadsanidin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.