Dagaal Caawa ka dhacay Guriceel iyo Ciidamdii shiiq shaakir oo isu dhiibay Dowlada federaalka

deg

Wararka ka imaanaya Magaalada Guriceel ayaa waxay sheegayaan inay is rasaasayn dhexmartay Ciidamo tiro yar oo ka tirsanaa ahlusuna iyo kuwa Dowlada federaalka ah ee Soomaliyeed.

Sida wararka nagu soo gaarayaan waxaa ciidamda dowlada isu soo dhiibay qaar ka tirsan Ciidamadii daacad u ahaa Shiiq Shaakir oo wata Gadiid dagaal.

wararkeena dambe kala socda warar dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.