Daawo:Beledwayne Bulshada Deefow iyo kabxanley oo eedayn ujeediyey Madaxda Hirshabeele

Waxagaradka kasoo Jeeda Kabxanley iyo Deefow oo katirsan Gobolka hiiraan ayaa waxay sheegeen maamulka Hirshabeele inaysan wax kasoo gaarsiijn deeqihii loogu talagalay fatahaada wabiga shabeele.

Waxgaradkaan ayaa waxay Dowlada iyo bulshada Soomaaliyeed ka codsadeen in gurmad dag daga lala soo gaaro madaama Bulshada Deefow iyo Kabxanley ay dadka biyuhu dhibaato wayn ugaysteen ka hor intaysan Beledwayne Harqin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.