Wasiirka warfaafinta Puntland Cali Xassan Axmed (Sabarey) oo la hadlaayey wariyaasha ayaa sheegay Puntland inaan khilaaf siyaasadeed ka jirin, xasilooni daro kama jirto, jaahwareer siyaasadeed kama jiro, isla xisaabtan madaxweynuhu diidayna majiro, Wariyaha waxaa looga baahan yahay dhex-dhexaadnimo”.
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Puntland ayaa waxaa kaloo sheegtay inay sharciga la tiigsan doonto telefishinka Universal oo baahiyay barnaamij dhex-dhexaadnimada ka fog oo lid ku ah Dowladda Puntland.
Leave a Reply