Top News:Ciidamadii Daacada u ahaa Wasiir Janan iyo Axmed Madoobe oo kubiiray Ciidamada Dowlada

janan

Sida ay kusoo waramayaan wariyaasha Gedotimes ee Demooyinka Baladxaawo, Luuq iyo Doolow ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegen Ciidamadii Daraawiishta Jubbaland ee ka amar qaadan jiray Wasiirkii Aminga Jubbaland Cabdirishiid Janan iyo Axmed Madoobe ay ku biireen intoodii Badnayd Ciidamada Xooga dalka Soomaliyeed.

Ciidamadii kusugnaa Baladxaawo ayaa waxay intoodii badnayd u guureen dhinaca Degmada Luuq ee gobolka Gedo, waxaa kaloo war laga hayn meeshay kusugan yihiin Masuuliyiintii Jubbaland ee kusgnaayd Degmooyinka Luuq, Doolow, iyo Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.