Daawo:Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis ku kacaya 3 mliyan Euro

Heshiiskaan ay wada saxiixdeen Wasiirka Wasaaradda Caafimadka ee xukuumada federaalka Soomaaliya Drs. Fowsiiya Abiikar Nuur iyo Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa gaaraya ilaa 3 mliyan Euro, oo ay Dowlada Talyaanigu ugu talagashay in wax looga qabtay Caafimaadka dadka Soomaaliyeed oo  wasaaradda Caafimaadka loo marsiinaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.