Madax ka baaqatay Baladwayne kadib markii garoonkii Xirmay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta lagu waday inuu tago Magaalada Baladweyne balse waaa ka baaqday.

Sababta uu u baaqday Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay, kadib markii xalay roobab xoogan ay ka da’een Baladweyne, isla markaana la sheegay inay adeg tahay in Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif  ay ka degto diyaarad.

Dhanka kale Gudoomiyaasha Xisbiyada sida Xasan Shiiq iyo Shiiq shariif ayaa lagu waday inay tagaan Magaalada Baladwayne balse waa ka baaqdeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.