Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa gaaray Guddmiyaasha xisbiyada Himilo qaran iyo UPD.
Safarka Baladweyne ay ku tageen Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Shiiq ayaa waxaa ku wehlinayay Xildhibaano waxaana Garoonka Diyaaradaha Baladwayne kusoo dhaweeyay Masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle iyo xubno kale.
.Gudoomiyaasha Xibiayada UDP iyo Himilo qaran ayaa Ba;ladwayne u tagay sidii ay usoo arki lahaayeen Dhibaatada fatahaada gaysatay.
Leave a Reply