Gudoomiyihii Barlamaanka Puntland oo Garaaya Dhahar

Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhoobo dareed ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag.


Gudoomiye Dhoobo Daareed ayaa ka mahad celiyay soo dhawaynta loogu sameeyay imaatinkiisa Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag.

waxaana lafilayaa in kulamo gaar gaar ah la qaato Dhoobo daareed Odayaasha dhaqanka iyo Mas’uuliyiinta Degaanka. 

Guddomiyaha ayaa ka soo kicitimay Magaalada Xingalool, oo uu maalmahan uu ku sugnaa,isagoona kulamo kala duwan la qaatay Odayaasha dhaqanka Mas’uuliyiinta Deegaanka,islamarkaana kala hadlay arrimo badan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.