Daawo:Ganacsade Cabdi Xoosh oo sheegay inuu dhulkiisi dhacay Axmed Nuur Jimcaale

Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir oo kamida Ganacsatada Soomaliyeed ayaa waxuu ka hadlay shirkadiisii Indian Ocean waxuuna sheegay Mulkiilaha Hormuud Axmed Nuur jimcaale inuu Dhac ku haysto Hantidiisii.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.