Daawo:Hargaysa Baasasboorka Soomaliga laga ogalaaday qaadashadiisa

Maamulka Goboleedka Soomaliland ayaa waxaa uu ogaaladay Qaadashada Basaboorka Soomaliga kaas oo horay si qarsoodi ah loo qaadan jiray safar dheerna Magaalada Muqdisho iyo Garoowe laga doonan jiray.

Magaalada Hargaysa Gudaheeda waxaa lagu qabtay Munaasbad lagu sagoontinaayey arday waxbarasho ka heshay Dalka Turkiga dhamaantoodna waxaa laga simay Baasaboorka Soomaliya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.