Daawo:JigJiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Si Balaaran Loo soo dhaweeyay

waftigan uu hoggaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal sheekh cabdiraxmaan ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha ee Garaad Will-Waal ayaa waxaa si diriiran ugu soo dhaweeyay Af-hayeenka Baarlamaanka DDS Mudane Cabdi Maxamed Aadan iyo masuuliyiin heer deegaan ah.

waftiga ayaa mudada ay joogaan Deegaanka waxa ay kulamo la qaadan doonaan masuuliyiinta Xukuumadda DDS.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.