Daawo:Maxkamadda Ciidamada ayaa Xukun dil ah ku ridday Dhagar-qabayaal ka tirsan Shabab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa saaka Xukun dil ah ku ridday Dhagar-qabayaasha kala ah Shuceyb Cabdullaahi Maxamed & Saadaq Jabaar Xuseen

Maxkamada ciidanka qalabka sida ayaa sidoo kale Maxamed Cismaan Axmed & Ismaaciil Maxamed Aweys lagu xukumay Xabsi daa”in,kuwaasi oo loo haysto falal argagixisanimo ah.

Maxkamadda ayaa waxaa kale sheegtay in qofkii aan ku qanacsaneyn xukunka Maxkamada uu ka qaadan karo racfaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.