Daawo:Xildhibaan Cali Balcad oo beeshiisii kalsoonida kala noqotay

Xildhibaan Cali Maxamed Cumar “Cali balcad” oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxaa uu waayey Kalsoonidii sida ay sheegeen beesha Soo dooratay ee Hilibi Daran Doole.

Xildhibaanada ayaa waxaa lagu eedeyey inuu daba maray waxii loo doortay kuna biiray Mucaaradka Dowlada Soomaliya taas oo ahayn shaqadii loo doortay sida ay sheegeen Beesha Hilibi Daran Doole.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.