Wasiirka cadaaladda Soomaliya oo faah faahin ka bixiyay shir looga hadlayo ka hortagga fikirka xagjirka

wasiir

Wasiirka Cadaalada XFS Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta ka furay  magaaladda Muqdisho  shir ku saabsan ladagaalanka iyo ka hortaga fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata.

waxaa Shirkaan ka soo qayb galay  dhammaan maamul goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir, wasaaradaha ay quseyso sida wasaarada amniga, cadaalada,  warfaafinta, iyo xubno ka socda beesha caalamka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.