Daawo:Bananbax looga soo Horjeedo Axmed Madoobe iyo Hogaankiisa

Magaalada baladxaawo ee gobolka Gedo waxaa kasocoda bananbax wayn oo looga soo horjeedo Axmed Madoobe iyo Kuxigeenadiisa waxaana bananbaxaan ka qayb qaatay dad aad u tirabadan.

Dadkaan Bananbaxaya Degmada Baladxaawo ayaa waxaa kaloo diidan yihiin Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid aadan oo ku xaniban Sadex maalin Magaalada Mandheerea ee Dalka Kenya inuu usoo gudbo dhanka Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.