Axmed Madoobe oo Safarkiisii ugu dambeeyey u dhoofay Kenya

axmed madoobe

Axmed Madoobe Hogaamiyihii is doortay ayaa Maanta oo Axmada u dhoofay Magaalada Nairobi ee Casuumada Dalka Kenya.

Socdaalkaan Axmed Madoobe ku ku Aaday Magaalada Nairobi ayaa waxuu ka mid yahay heshiiskii ay wadagaaleen Madaxwayne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta kaas oo ahaa inuu Axmed Madoobe is casilo si doorasho wanaagsan dowlada Soomaliya u qabato.

Masuuliyiinta Kenya ayaa la filayaa inay Axmwd Madoobe Nairobi kula kulmaan si ay ugu sheegaan inuu Tanaasulo badalkeedana aan dambi lagu soo oogin la xariirta dhibaatadii uu u gaystay Shacabka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.