Buslahada Degmada Garbahaaray ayaa waxay Baaq dag daga u direen Dowlada Soomaliyeed inay wax ka qabato Toga Dhexmara Magaalada Gabahaaray kaas oo ay adag tahay in la isticmaalo xiliga Roobabka.
Toga Dhexmara Garbaaharay ayaa waxaa ku dhintay Hal qof labo kalana waa lasoo bad baadshay kadib markii Roobab badan ka da’een Degaanada ku dhow Magaalada Garbahaaray
Leave a Reply