Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa Goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug.
Ujeedka Dhuusamareeb u tegay Wasiir Sabriye ayaa waxaa tahay sidii uu ula socon lahaa uuna Goobjoog uga noqon lahaa Arrimaha Doorashada Galmudug oo dhici doonta Bisha 12 ee soo socota, isla markaana uu Guddiga ula shaqeyn lahaa howlaha Doorashada.
Leave a Reply