Abwaanada Soomaliyeed Amina abdullahi Ali shire(Amina dhameys) ayaa murti qiimo leh waxay lawadaagtay Bulshada Soomaliyeed iyadoo kaga hadlaysay dhibka qabiilka lee yahay iyo faa’iidada in lays kaashado,
Hoos ka akhriso Murtidii Amino Dhameys
Jimco qeyrkii wadatiyo
Ayaan qaali weeyoooo
Qowlkii ilaah iyo ayadaha
Quraankaba qof rumaysan ban ahay
Qunyar socodna wan ahay
Sida Qeyre oo kale
Qaranimadu igu Wayn
Qormadiyo ujedada
Waxan qadir Ku qorin
Qabiil Laguna radshe
Qunyar cagaha dhigo oo
Ha qilaafin madaxdooo
Hana qalan walalkaaaaa
Qoys qura hadaan nahay
Qeyrkana is fari karo
Gacan qabo kan taag daran
Mar qabyaalad dayooooooo
Qab-qabliyo ardaalkaba
Qormadaydan gaarsiiiiiii
Qorigiyo rasaastaaaaaaa
Qudha hauga jarin ruux
Qabribaa Ku sugayeeee
Qoortana Ha suran dhiig
Qolo qolo Ku duushiyo
Ana rer qureeshiyo
Qabka laigu dhalay
Qori caradii iyo
Abid laima qursanin
Somalaay qab iyo kibir
Wa waxad Ku qurunten
Waxaad qaali noqotaan
Qiimana Ku faantaaaan
Quwad ad helaysaaaaan
Qaranimod difaacdaaan
Somalaay qaribaneey
Ilaah qaadir weeyooo
Qofna doorin maaye
Is qabtoo qoryaha dhigay
Leave a Reply